9 Daawo Ee ugu Wanaagsan dunida Maanta
1-Quraanka kariimka
2-Biyo badan oo la cabo.
3-Hawo Nadiif ah oo la qaato
4-Socod joogta ah maalin kasta.
5-Raashin isku dheelitiran oo la qaato.
6-Falaaraha qoraxda oo laysku dhigo.
7-Malabka saafiga ah iyo Xabad sowdada.
8-Hurdo kugu filan aad hurudo.
9-Qadarta Eebe oo lagu qanco shar iyo kheyrba.
Waad ku mahadsan tahay so bogashada barteyda blogger
Comments
Post a Comment